Soomaali - News Connect Somali language videos for Maine Public News Connect Isku Xir: Wararka Usbuuca (Ep. 176) 10.25.24 Published October 25, 2024 at 10:14 AM EDT Facebook LinkedIn Email Maanta waa Jimce, Jimce 25ka Oktoobar waxaanan halkaan idiinku soo gudbineynaa wararkii ugu waaweynaa ee todobaadka. Waxaa idiin soo tabinaya Mahmoud Hassan.