Soomaali - News Connect Somali language videos for Maine Public News Connect Isku Xir: Wararka Usbuuca (Ep. 135) 12.22.23 Published December 28, 2023 at 11:00 AM EST Facebook LinkedIn Email Maanta waa Jimce, 22ka Diisambar waxaanan halkaan idiinku soo gudbineynaa wararkii ugu waaweynaa ee todobaadka. Waxaa idiin soo tabinaya Mahmoud Hassan.