Soomaali - News Connect Somali language videos for Maine Public News Connect Isku Xir: Wararka Usbuuca (Ep. 195) 3.28.25 Published March 28, 2025 at 11:10 AM EDT Facebook LinkedIn Email Maanta waa Jimce, Jimce 28da Maarso waxaanan halkaan idiinku soo gudbineynaa wararkii ugu waaweynaa ee todobaadka. Waxaa idiin soo tabinaya Mahmoud Hassan.