Soomaali - News Connect Somali language videos for Maine Public News Connect Isku Xir: Wararka Usbuuca (Ep. 205) 6.6.25 Published June 6, 2025 at 10:21 AM EDT Facebook LinkedIn Email Maanta waa Jimce, Jimce 6 da June waxaanan halkaan idiinku soo gudbineynaa wararkii ugu waaweynaa ee todobaadka. Waxaa idiin soo tabinaya Mahmoud Hassan.